Mareykanka iyo Itoobiya oo mar kale isku dhacay ka dib safarkii Blinken ee Addis ababa

Itoobiya ayaa beenisay warbixin kasoo baxday Mareykanka oo ku eedeyneysay ciidamada dowladda, kuwa gobolka Amxaarada iyo ciidamada Eritrea inay dambiyo dagaal geysteen muddadadii labadii sano aheyd ee uu dagaalka ka socday gobolka Tigray. War ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa waxay warbixinta Mareykanka ku tilmaantay mid daandaansi ah oo kala qeybsanaan horseedi … Continue reading Mareykanka iyo Itoobiya oo mar kale isku dhacay ka dib safarkii Blinken ee Addis ababa